How to Order
Order page waa qeybta lagu dalbado cuntooyinka CRT Restaurant. User-ku wuxuu dooranayaa cunto sida burger, pizza ama rice and chicken, wuxuuna sidoo kale sheeganayaa tirada uu rabo iyo meesha delivery-ga loo geeyo. Marka order-ka la diro, restaurant-ku wuxuu helayaa codsiga oo uu diyaariyaa cuntooyinka.
How to Navigate and Register on the Website
Website-ka restaurant wuxuu ka kooban yahay pages kala duwan sida Home, About, Menu, Contact, iyo location. User-ku marka hore wuu soo gala ama is diiwaan geliyaa, kadib wuxuu dooranayaa cunto, dabadeedna wuxuu sameynayaa order. Tani waa habka basic ee website restaurant u shaqeeyo.